BOON college
health
Boon college waxay uu tacsi udirayaan MAHAD YUSUF BILE iyo dhaman ree BILE
OO manta abihii xaqii haleelay YUSUF BILE
Waxan leenahay dhamantayo SAMIR iyo IMAN allah isaqana qabriga haw nuuro su ashana allah hawfududeeyo
13/07/2024
Boon College
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Machadka Boon College waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada ku dhaqan Boon iyo Nawaaxigeeda in machadku qaadanayo fasalo cusub kuwaas oo kala ah:
1. Qaybta Caafimaadka ( Health Science) oo kala ah:
• Diploma of Nursing
• Diploma of Laboratory
• Diploma of Pharmacy
• Diploma of Nutrition
2. Qaybta Diiniga.
3. Qaybta Waxbarashada Dadka Waaweyn ( Non-formal Education).
4. Qayta Luuqadaha.
• English and Arabic
5.Qaybta kaabista ardayda dugsiyada Hoose/Dhexe
6. Dhigista Maaddooyinka:
• Biology and Chemistry
Machadku waxa uu qaadanayaa fasalo cusub, tirada ardayda uu qaadanayo machadku way kooban tahay.
Haddaba si aanu kaaga buuxsamin horay u gaadh.
Wixii Faah-faahin ah kala Xidhiidh: 063-4525666/ 063-4575628/ 063-4514916.
Eid Mubarak dhaman umada muslimiinta meelkastood joogtaan
19/04/2024
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Machadka Boon College waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada ku dhaqan Boon iyo Nawaaxigeeda in machadku qaadanayo fasalo cusub kuwaas oo kala ah:
16/01/2024
Xaflada jawaa ista lagu gudoonsiinayay ardayda kaalmaha h**e ka gashay machadka boon college
16/01/2024
Xaflada Soo xidhida teeramka 1AAD ee boon college
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Bown
Saylac
1234
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when BOON college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.