Work easily
we using main strategy that analysis and forecasting in forex in the world,
--Weekly Forecasting ?
this week
17/03/2022
xog asbuucle 17/3/22
1. Asbucaan maxaan ka qabanay suuqa forex ?
2. maxaase dhacdo haynaa ?
3. Maxaan se ula jeda so ban dhigena ?
Asbucaan waxaa no dhaqaaqay lacago badan waxaanse awooda saarnay 8 lacagood 5 ka mida record-koda waan idinla wadagaynaa sidaas ay taha labada lacagood aadka xawaaraha ulahaa ayaa kala ahaa gbp iyo Aud
1. EURAUD = 219 pip
2. AUDUSD =171 pip
3. GBPAUD = 316 pip
4. GBPNZD = 301 pip
5. AUDCHF =164 pip
Total = 1171 pip
Asbucaan wadamada commodity so saara lacgtoda kor ayey usocatay sababto waa dagaalka saamaynta leh ee dunida ka socda
Taaso ruuxkasta lasocda xafadisa ka dareemay caalamka
Sido kale lacagaha dolarku laasocdo dhab ayaan uga firsanahay asbucaan sababto ah daganaansho la.anta suuqa saliida iyo shidaalka samayn wayn ku leh iyo hadalkii wada jirka aha ee sacuudiga iyo shiinaha ay ku shegen ina shidaalka labada dal aysan dolar isku dhaafsan doonin
Aanu si dhow ula socon suuqa xaladihi oo markasta badali kara wajiga aanu dagananshaha uga baranay
Asbuuc kale buy ahaa
25/02/2022
Xogta asbuuca 21/2---26/2
1. Asbucaan maxaan ka qabanay suuqa forex ?
2. maxaase dhacdo haynaa ?
3. Maxaan se ula jeda so ban dhigena ?
Asbucaan waxaa no dhaqaaqay lacago badan waxaanse awooda saarnay 12 lacagood 10 ka mida record-koda waan idinla wadagaynaa sidaas ay taha labada lacagood aadka xawaaraha ulahaa ayaa kala ahaa gbp iyo usd
1. Gbpnzd = 315 pip
2. Gbpusd = 236 pip
3. Gbpjpy = 322 pip
4. Eurusd = 97 pip
5. Gbpchf = 116 pip
6. Audjpy = 112 pip
7. Audusd = 156 pip
8. Nzdusd = 184 pip
9. Usdchf = 87 pip
10. Gbpaud = 116 pip
Total pip 1,841
Asbucaan saadasha suuqu ma fiicnayn waxaan aad lo hadal hayaa
Samaynta dagaalka ruushka iyo Ukraine kaaso sababay labo shayba aad loga dareemo asbuucaan
Dahabka oo ah hal beeg calami ah ayaa kacay sidoo kale
Saliida ayaa iyana cirka isku shareertay taaso wal walkeda leh asbuucyadan a hadu si dheraado dagalku samayn xogan baan laga filayaa ,
Xogtisa aan si dhow ula socono.
So bandhigista record-ka Waxan ula jedna cawaainta dhalinta academic
Waa page saxda ah academiyada workeasily
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Puntland
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Work easily posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.