Ayub Amin
Successful business owner | Enterpreniur | business motivator๐ฏ
Ganacaigu maka bilawdo hanti in aad heyso
Wuxu ka bilawda fikrad in aad heyso๐ก
Haddii aadan haysan lacag badan
isticmaal waqtigaaga โณ
Naftada bar xirfado ka dhigayo
qof suuqa u bahan yahay.
๐Marnaba haka xishon inad iibiso shey daqli lacaged kaso galayo
Sababto ah dadku warbey ku dhiho donan
Lkn ma jirto cid kusineysa biilka gurigaga๐
Hadii aad si fican wax u dhagaysato ๐
Waxad iibin karta wax badan ๐ฐ
20/01/2026
Shaqada looska ๐ฅ Sheko ๐
Waxan jeclahay badana in aan loos ka iibsado carurta ku iibiso wadoyinka muqdisho si aan u dhira galiyo
Qaar ayan la shekestay waxay ii shegen qaar kod in ay kawada shaqeyan dhowr qof o qoyskoda ah
Runti income (dhaqale ) macqul ah ayey ka sameyan Alle aya u barakeyay shaqada yar e xalasha ah dhalinyaro badan o shaqo laโan ah ay ka xishonayan iney iibiyan si dhaqalo uso galo
๐ Waad bilabi karta ganacsi yar walibo maal gashi yar $5.5, $20, $50 ila $100 intuba marka aad magalada dhax qaado waxad heli karta tusalayal nool o dhalin yaro ah o manta ku shaqesta biilka malintodana ka hela.
20/01/2026
Ganacsi ๐
Guusha ganacsigu waa fikrad yar iyo malgalin yar lagu daray dadal iyo dulqad weyn
04/11/2024
Waa wax iska caadi ah in tixsigu ku d**o alaabta furan.
There's no substitute to hard work
โ Marka aad bilawdo inaad wax uun ka shaqeyso, haka baqin in aad guuldareysato hana ka tagin. Dadka sida daacada ah ugu shaqeya waa dadka ugu farxada badanโ
ูู ุงูุณู ุงุก ุฌูุฉ ููู ุงูุฃุฑุถ ุฃู ู
Rabigeenow hadey nooga sugnatay boos Janadaada
Nagu-sug (xaqa) ilaa aan kala kulano adiga,
Hadey noo sugnaatay taa badal-keda
Allow Na hanuuni.. Na hanuuni .. Na hanuuni,
ka nadiifi Qalbiyadeena Xumaanta
Dib nogu celi xagaaga celin Quruxsan ๐
ููุงูู ูููฐููููู
ู ููููุณู ุจูู ุณูููุงููุฉู ูููููฐูููููู ุฑูุณูููู ู
ููู ุฑููุจูู ูฑููุนููฐููู
ููููโค๏ธ
Nabi Huud wuxu waaniyay Tolkiisi Qowmu caad aha wuxu u shegay iney ka haraan asnaamta ay caabudan o ay Alle kaliya caabudan isaga cid aaan aheyn aysan xaq u leheen in la caabudo.
Reer Caad Marki xaqa loo shegay kadib wexey dheheen : Waan ognahay ina rabto inaa Ilaahyadena ka tagno o hal ilaah kaliya Caabudno, waxeyna ku tilmamen inu yahay mid caqli gaaban o beenale ah, Wey aflagadeyen Nabigi dhama o loo sodiray Risaaladana loguso dhiibay ahana ergay Alle dhankiisa ka socdo iyagana ka dhashay o aan ahen nin meelo kale iyo dad aysan garanen ka yimid.
Jawaabtas xun ka dib Nabi Huud wuxu bilaabay inu Naftiisa ka difaaco waxa xun ay ku tilmaamen una cadeeyo shaqadiisa waxa ay tahay, isago u marayo hab asluub iyo xigmad leh wuxu ku dhahy : Qoom keygiyoow ma ihi waxaad igu timaameysan iimana sugnan nooc ka mid ah noocyada caqli gaabnida ah lkn waxan idinla imaaday xaq ka yimid xaga Rabiga Caalamka Abuuray.
Xigmadaha aayada 67 suratu Al-Acraaf ay xambaarsan tahay waxa ka mid ah : Qofka marku ku caaayo in aad iska diido iskana bari yeesho wixi aadan aheyn o u kugu tilmamay aad dhahdo " Maihi waxas" sida Nabi Huud o kale waxa isku bari yeelay Nabi Nuux marki ay Qoom kisi ku dhehen: waxan kuu aragna in aad baadi ku sugan tahay, wuxu ugu jawabay : ma ihi mid Baadi ku sugan, kadibna wuxu u cadeyay inu yahay Rasuul Alle xagiisa ka socdo.
Qur'aan ku wuxu na baraaya asluubta hadalka iyo jawaabaha ugu quruxsan e lasiiyo kuwa dadka ceebeeya ceebta aadan laheyn raba in ay dusha ka saraan;
Dadku wey ku caay doonan xita hada tahay qofka ugu wanagsan bulshada, sas awged muhim mahan in lala yaabo caay dooda sabab to waxaa horaay loo caayaay Rusushi Alle soodiray, waxa mihiim ah in jawaab asluubeysan aad siiso.
โค๏ธโค๏ธโค๏ธ
Dunida Culeys baad ku tahayโ
#๐๐ก๐๐๐ค๐ก๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐
Website
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Ayub Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.