Barakaawi Academy
Forex, Crioto& Stock market
21/12/2025
15/12/2025
09/03/2022
Masha allaah wax baro oo shaqayso
03/03/2022
USDCAD oo aan maanta qaadanay masha allah
15/02/2022
♦♦♦♦♦♦♦
Inaga ka soomali ahaana marka wax cusub inasoo galo waxaynu u eegnaa diintu waxay ka qabto oo culimadaynu kula noqonaa si ay inoogu fatwodaan
Fatwadu laga fatwoonayo waxyaabaha dib ka yimid ama luuqada carabiga lagu dhaho (المعاملات المعاصر ) waa wax inta taariikhda la ogsoonyahay culimada islaamku aysan marna isku raacin maadaama ay tahay fikir qof uu ku salaynayo inta cilmigiisa diineed gaadhsiisanyhy
Suuqan forex waxaa laga istimaalaa 183 wadan oo caalamka ka tirsan dadkaas isticmaalaa waa kala diin
Inta aanan ku biirin ka hor waxaan in badan baadhnay waxa diintu ka qabto suuqan ganacsi ee
waxaanan markaas helay xog i qancisay iguna filnaatay oo ahayd in forex hadii si waafaqsan shareecada islaamka loogu dhaqmo uu xalaal yahay
Forexka aan isticmaalno anagu waa mid waafaqsan shareecada islaamka wa mid aan lahayn wax ka hor imaanaya shareecada islaamka ah mana ah mid ribo ku jirto waayo dulsaar maleh waxaanad ka dhiganaysaa swap free oo ah islamic window wax dulsaar ah inaad free ka tahay sidoo kaLe maaha mid ay lacagtaada kaa raagayso isla marka aad faa'iidadaa sidaas u xidhatoba waad haysataa lacagtaada oo account kaaga kuu khaas ka ah ayay kuugu dhacaysaa waanad la bixi karaysaa isla markiiba maalin gudaheed wx ka yar dhawr saac baad mobilkaaga ugu so wareejinaysaa lacagtaadii aad shaqaysatay
Waxaa jira culimo badan oo ka mid culimada islaamka kuwooda ugu waawayn oo aaminsan in forex hadii shareecada la waafajiyo uu xalaal yahay
Taariikhdu markii ay ahayd 2007 ayaa dalka masar Laga sheegay inay xalaal tahay markii h**e waa Laysku qabtay suuqan forex inuu xalaal yahay iyo inuu xaaraan yahay kadib ayaa loo dhiibey jaamacada al Azhar qaybteeda qaabilsan baadhitaanada islaamiga ah ay ee magaceeda la dhaho
مجمع البحوث الإسلامية بالأزهر
Ay soo saartay fatwo ay ku xalaalaynayso forex
Halkan ka akhriso
https://archive.islamonline.net/?p=6335
Sidoo kale sheekh usuuli iyo sheekh ahmed johari oo iyaguna sidoo kale ka fatwoodey labadooduba oo suuqan cadeeyey inuu xalaal yahay halkan ka daawo
https://youtu.be/faqshQDO-Vs
Sidoo kale sheekh xassaan oo isna ka fatwoodey suuqan oo baadhay kadibna sheegey inuu suuqan ku arag wax diinta islaamka kasoo hor jeeda halka ka daawo
https://youtu.be/dTDZePVg0tU
Sidoo kale dr zakir naik oo isna ka fatwooday in suuqan marka sida shareecada waafaqsann loo isticlaalo uu xalaal yahay ayaan isna fatwo kasoo saaray ku sheegay in suuqan forex xalaal yahay oo isagu ka shaqaysto stock market ka
halkan ka daawo
https://youtu.be/NVEvRo7o12M
Sidoo kale shiek asim al hakim oo ah madaxa baadhitaanada islaamiga ah ee jaamacada king abdulaziiz university ee magaalada jidda ayaa isna fatwo kasoo saaray uu ku xalaalaynayo forex
Ogaw shiek asim waa mid ka mid culimada ugu waawayn dalka sucuudiga
Halkan ka daawo
https://youtu.be/y_4xSMcvLFI
Sidoo kale waxaa fatwo kasoo saaray
Sheikh mohamed al ariifi oo isna sheegay in forex xalaal yahay
Halkan ka daawo isna
https://youtu.be/UEWawhxFgAg
Culimo intaas ka badan oo kalena waan arkay oo culimada islaamka ugu waawayn ka mid ah oo iyaguna Forex xalaalaynaya hadii si shareecada islaamka waafaqsan loo isticmaalo
Hadaba wixii kalee faahfaahin dheeraada iyo Macluumaadkan waxaad nagala soo xidhiidhi karta
الارشيف - اسلام اون لاين الشيخ "طنطاوي جوهري" هو من العلماء الموسوعيين الذين جمعوا بين علوم كثيرة يبدو بعضها متناقضا، فكان من علماء الأزهر، وصاحب منهج تفسيري في كتابه "الجواهر" حول العلاقة ب....
15/02/2022
Masha allah xiisadii signalska maanta ayaanu ku qaadanay
Category
Telephone
Website
Address
Hargaisa
DD
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Barakaawi Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.