Maamuus Hotel
Maamuus Hotel waa hotelka ugu wayn magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley. Waxa uu ku yaal goo
14/11/2023
11/04/2016
Maamulka sare ee maamuus hotel waxa uu idinku war galinayaa inuu dib u habeen balaadhan idiinku sameeyey qaybta cuntada oo aad ka heli doontaan adeegyada kala ah.
1. Qureec
2. Qado
3. Cashoyin tayo leh.
Sidoo kale waxa meesha ka maqneen martiqaadada qofka aad qiimaynaysid sida.
1. Qaybta snak barka ama coffee ga
2. Qaybta hurdada
3. Qaybta cuntada
4. Meelaha nasniimada ama shirarka gaarka ah.
Adeega internet kuna waa WIFI isla markaana ah bilaash ama lacag la'aan.
Maamuus Hotel
Gabiley, Somaliland
17/04/2015
++++++OGEYSIIS MUHIIM AH++++
Maamuus Hotel waxa uu idinku wargalinayaaa in uuu idiin bilaabey qaybtii cuntada oo aad ka heli doontaa qaybaha kala duwan ee cuntooyinka sida.
1.QADOOYINKA oo leh noocyo kala duwan
2.CASHOOYIN 3. QUREECO
Haddaba yaaney idin seegin
02/08/2014
Waa war Bixin Ku saabsan Furitaanka Maamuus Hotel oo ka baxdey TVyada Dalka 18/april/2014 oo inoo diyaariyey Mohamed Jubba
Daawasho Wacan
https://www.youtube.com/watch?v=OPN1qH7g-XU
30/07/2014
Qaybaha hurdooyinka ee kuu diyaariyey Maamuus Hotel waxaa ka mid ah Qolalkii hurdooyinka sida:
1. Single Room's
2. Dual bed Room's
3.Family Bed Room's
4.V.I.P Room
30/07/2014
Maamuus Hotel waxaad ka heli kartaan qolalka casuumadaha iyo marti galinta dadka aad qiimaynaysid,
30/07/2014
Maamuus hotel @ eid celebration in Gobolka Gabiley
27/07/2014
Maamuus Hotel dhamaan macaamiishasa waxaa uu lee yahay munaasabada Awgeed ciid wanaagsan.
Inshalaah bari haddii ay noqoto ciid waa uu idiin shaqeenayaa Hotelku waxaanad ka heli doontaa wixii h**e aad uga barateen
Waad mahadsantihiin
Category
Telephone
Website
Address
Wadada Gobolka
Gebiley
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Maamuus Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.