CALI SOOLA TV

CALI SOOLA TV

Share

saydka maanka Wall sayd may

10/02/2026

Afhayeenka Nabad iyo Nolol ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu yahay hoggaamiye miyir-qaba, isla markaana uusan ahayn sidii Madaxweyne Xasan iyo mucaaradkii 2022-kii ee dhufaysyada ka qodanayay Muqdisho. Wuxuuna yidhi:

“Anaga [Nabad iyo Nolol] waxaan nahay mucaarad miyir-qaba, ilbax ah, dawladnimadana ku aslan; ma nihin sidii kuwii shalay dhufaysyada ku jiray, rasaasta ridayay, aragtida qabiilkana xambaarsanaa ee hamigoodu ahaa in dalkii dib loogu celiyo 1991.

Madaxweyne Farmaajo waa hoggaamiye si wanaagsan u garanaya sida dawladnimo hufan loo hoggaamiyo, iyo sidoo kale sida mucaarad miyir-qaba loo noqdo.” - ayuu yidhi Afhayeenka Madaxweyne Farmaajo, Cabdirashiid Duqa, oo ka jawaabaya su'aal ahayd maxaad mucaaradkii 2022 oo kale u noqon weydeen mid adag.


Cali soola tv

Website

Address

Godinlabe
Galguduud

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CALI SOOLA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Galguduud.