dur dur media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from dur dur media, Flea Market, cadaado, Cadaado.
29/07/2026
28/07/2026
Taliyeyaasha Ciidanka Dhulka iyo Taliska Tababarada ayaa kormeer ku tagay xerada tababarka ee Xanan-Buure si ay u qiimeeyaan habsami u socodka tababarka iyo diyaar-garowga ciidamada.
Waxay la kulmeen saraakiisha iyo macallimiinta xerada, iyagoo dhiirrigelin u jeediyay askarta. Kormeerkan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada lagu tayeynayo tababarka iyo kor u qaadista awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Category
Website
Address
Cadaado
Cadaado
55555555
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when dur dur media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.