Alpha school bulaburte
Alpha is one of leading Technology and science. if you want to become a computer technition learn at Alpha.
Alpha School – Health Section waxa uu si rasmi ah u bilaabayaa koorsooyin caafimaad oo muhiim ah, kuwaas oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu kororsado aqoontiisa iyo xirfaddiisa caafimaad.
✅ Waxbarasho tayo leh
✅ Macallimiin aqoon iyo khibrad leh
✅ Practical/Tababar Joogto ah
✅ Fursad aad ku horumariso aqoontaada.
Wixii macluumaad dheeraad ah:
0615147843 / 0615606021
12/09/2026
Alpha School – Scientific Section.
waxaa maalinta berrito ah oo ay tarikhdu tahay 12/09/2026 bilaabanay a xiisada scinetificga.
Saacada 2:00 pm duhurnimo. 📚
🎓 7 sano oo waaya-aragnimo ah
⏰ Berri 8:00 pm yaan lagaa buuxin
👨🎓 Tirada ardayda la qaadanayo waa kooban tahay.
Fursaddaada ha lumin! ✨.
Guul i.a 2026 2027.
Waxi faahfaahina ah kala xiriir.
0618030383 mr shortman. Ama
0615606021 eng ifiye.
07/09/2026
Waxaa socda diiwaan gelinta Barashada graphic design yaan lagaa buuxin
03/09/2026
21/08/2026
QAABILAADDA ARDAYDA CUSUB
ALPHA PRIMARY SCHOOL waxuu si farxad leh u shaacinayaa in uu bilaabayo qaabilaadda iyo diiwaangelinta ardayda cusub ee fasallada 1aad ilaa 8aad ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
📚 Fasallada: 1aad – 8aad
Daraasada waxa ay dib u bilaabaneysaa : 5 September 2026.
Waxii faah faahin ah:
0615606021 ama 616205422
19/08/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
🏫 ALPHA PRIMARY SCHOOL
Xafiiska iskuulka wuu furan yahay, diiwaangelinta ardayda sannad-dugsiyeedka 2026–2027na way socotaa.
📚 Ugu Imaaw Aqoon Taya Leh iyo Barbaarin Ubad oo La Isku Haleyn Karo.
🌟 ALPHA PRIMARY SCHOOL – Mustaqbalkaaga Halkan Ka Bilow!
19/08/2026
🎉 HAMBALYO IYO GUUL 🎉
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda dugsiga dhexe ee ku guuleystay imtixaanka dhexe ee shahaadiga ah ee w.w.h.t.s ee d.g. hishabelle gaar ahaan ardayda ALPHA PRIMARY SCHOOL. 🌟📚
Guushiinnu waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad, iyo dadaal joogto ah. Waxaan idiin rajaynaynaa in guushan ay idiin noqoto bilowga guulo waaweyn oo waxbarasho iyo nololeed. 🎓✨
Hambalyo ardayda Alpha!
Maanta waad guuleysateen, berri waxaad noqon doontaan kuwa bulshada hoggaamiya. ❤️
🏫 ALPHA PRIMARY SCHOOL
“Ugu Imaaw Aqoon Taya Leh iyo Barbaarin Ubad oo La Isku Haleyn Karo.”
👏 Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo! 🎊
18/06/2026
Hambalyo guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta soo gabagabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe, kaas oo si rasmi ah u billowday Isniintii 15/06/2026 kuna dhammaaday maanta oo Khamiis ah 18/06/2026.
Imtixaankani waa marxalad muhiim ah oo lagu soo gunaanadayo waxbarashada dugsiga dhexe, loogana gudbayo heerka dugsiga sare. Waa tallaabo muujinaysa dadaalka, adkaysiga iyo himilada ardayda ee ku aaddan mustaqbal wanaagsan.
Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa ardayda Iskuulka Alpha ee degmada Buulo Burte, kuwaas oo si hufan oo dadaal leh uga qayb qaatay imtixaanka. Waxaan idiin rajaynaynaa guul, natiijooyin wanaagsan iyo in aad noqotaan jiil aqoon, anshax iyo karti ku hoggaamiya dalkooda iyo dadkooda.
Alle ha idiin sahlo natiijooyin wanaagsan, hana idiin barakeeyo cilmigiinna iyo mustaqbalkiinna.
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed. 🎓📚🌹
10/06/2026
DHAMMAADKA IMTIXAANKA DHAMMAADKA SANADKA 📚
Maamulka iyo macallimiinta Alpha Primary School waxay ku faraxsan yihiin in ay ku wargeliyaan waalidiinta, ardayda, iyo dhammaan bulshada la socota dugsiga in uu si guul leh u soo dhammaaday Imtixaankii Dhammaadka Sanadka (Final Exam) oo bilaabmay 6-da Juun 2026 kuna soo gabagaboobay 10-ka Juun 2026.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ardayda dadaalka iyo anshaxa wanaagsan ee ay muujiyeen muddadii imtixaanku socday. Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa waalidiinta iyo macallimiinta taageerada iyo garab istaagga ay siiyeen ardayda.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.
"Guushu waxay ku timaaddaa dadaal, dulqaad iyo aqoon."
Mahadsanidiin.
Maamulka Alpha Primary School 🎓🏫
Contact: 615073741
04/06/2026
Jadwalka imtixaanka iskuulka hoose\dhexe ee alpha primary school .
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Alpha school bulaburte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.