Urban Construction Service
Urban Construction Service waxaan ka u diyaarinaa macamiisheena Naqshadaha guryaha ,Qiimayntooda,iyo Dhismahooda oo Qaab casriya.
GURI DEEGAAN β Dhuusamareeb, Galmudug
Waxaa la heli karaa guri deegaan oo ku yaalla Dhuusamareeb, Galmudug.
Gurigu wuxuu ka kooban yahay:
6 qol oo deegaan ah.
Fadhi iyo qol qado.
Qeybta adeegga guriga oo ay ku jiraan:
Jikada (Kitchen)
Qolka adeegga (Room Service)
Cabirka dhulka:18m Γ 25m
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
π +252 616 202 014
π +252 614 557 155
Dhul cabirkiisu yahay 7.5mx20m oo ku yaala magaalada Mogadishu maxaa kaaga dhismi Kara oo ugu haboon anagaa kaaga jawaabaynaa macaamiil guri qasriya oo aan ka dhisnay waxaa kaaaga dhismi kara:
π 2 Qol Jiif oo Caadi ah
π 1 Master Room
ποΈ Living Room
π½οΈ Dining Area
π³ Kitchen
πΏ 2 Musqulood
π Parking Yar
π³ Barxad H**e ama Dhinac ah
Wixii faahfaahina waxaa kala xariirta number ka WhatsApp 2526 61 6202014
Urban Construction Service hoyga dhismaha dalka
Dhul cabirkiisu yahay 7.5mx20m oo ku yaala magaalada Mogadishu maxaa kaaga dhismi Kara oo ugu haboon anagaa kaaga jawaabaynaa macaamiil guri qasriya oo aan ka dhisnay waxaa kaaaga dhismi kara:
π 2 Qol Jiif oo Caadi ah
π 1 Master Room
ποΈ Living Room
π½οΈ Dining Area
π³ Kitchen
πΏ 2 Musqulood
π Parking Yar
π³ Barxad H**e ama Dhinac ah
Wixii faahfaahina waxaa kala xariirta number ka :+252616202014.
Urban Construction Service hoyga dhismaha dalka
Dhul cabirkiisu yahay 7.5mx20m maxaa kaaga dhismi Kara?
Waxaa ku sharaxaynaa video :
Wixii faahfaahina kala xariir:252616202014/252614557155
Urban Construction Service
25/05/2026
Galabtey waxaa si rasmi ah usoo idladay tartanka kooxaha heerka ee Dagmada Cadaado oo dhanka ka qeyb qaadanay.
- Sidookale Waxaan Hambalyo Hambalyo leenahay Kooxda oo ku guuleystay tartanka heerka 2aad ee dagmada.
- Sidookale waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u direynaa Kooxda kaalinta 2aad gashay ee oo dadaal quruxbadan Sameeyay.
Dhammaan Kooxaha ka ciyaara tartamada heerar kooda kala duwan waxaan leenahay guuleysta ka Urban Construction Service ahaan.
Mid kamid ah Mashaariicaha hormarineed ee uu Company-ka dhismaha Guryaha uu ka wadno degmada Gaar ahaan waxaa ku soo booqday qaar kamid ah Gudomiyaasha jaamacada degmada iyo qaar kamid ah dhalinyarada caanka ka ah Barta Tiktok-ga oo aan oga mahad celinay booqashadoodii .
π Goobta: Cadaado Galmudug Somalia πΈπ΄
: Urban Construction Service : waxay kuu fulin dhisma la hubo:
1. Nashqad casriya oo ku cusub geyiga Soomalida
2. Dhisme tayo sare leh
3. Qorsheyn Wakhtiga iyo maamulka mashruucyada dhismaha
: Noogu imow dhisme casriya, tayo sare leh iyo shaqo waqtigeeda lagu dhammeeyo.
616202014
614557155
04/05/2026
: mid kamid ah Mashaariicaha hormarineed ee uu Company-ka dhismaha Guryaha uu ka wadno degmada Gaar ahaan waxaa ku soo booqday qaar kamid ah Gudomiyaasha jaamacada degmada iyo qaar kamid ah dhalinyarada caanka ka ah Barta Tiktok-ga oo aan oga mahad celinay booqashadoodii .
π Goobta: Cadaado Galmudug Somalia πΈπ΄
: Urban Construction Service : waxay kuu fulin dhisma la hubo:
1. Nashqad casriya oo ku cusub geyiga Soomalida
2. Dhisme tayo sare leh
3. Qorsheyn Wakhtiga iyo maamulka mashruucyada dhismaha
: Noogu imow dhisme casriya, tayo sare leh iyo shaqo waqtigeeda lagu dhammeeyo.
616202014
614557155
Wareysi : Company-ka dhismaha Guryaha ayaa garab kasii yay qalabka sportska kooxda ee heerka ee dagmada cadaado
01/05/2026
: Company-ka dhismaha Guryaha ayaa garab kasii yay qalabka sportska kooxda ee heerka ee dagmada cadaado
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Adado
1299
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Urban Construction Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.